Baro Naftaada oo Badal Noloshaada

Categories: Courses
Wishlist Share

About Course

Ku soo dhawoow koorsada aan ubixinay “Baro Naftaada oo Badal Noloshaada”

Waa koorso kaacawinaysa inaad si qoto dheer naftaada u barato, isla markaana aad u soo saarto hibada iyo hal abuurka kugu duugan, si aad nolosha kaalinta aad mudan tahay u qaadato.

koorsadan waxaan ku baran doonaa 6 chapters oo kala ah:
Chapter 1: Baro oo Fahan Naftaada
Chapter 2: Dhis Kalsoonida Naftaada
Chapter 3: Ka Gudub Caqabadaha Nolosha
Chapter 4: Deji Hadafkaaga Noloshaada
Chapter 5: Ku Guulayso oo Gaar Yoolalkaaga
Chapter 6: Uga Faa’iidayso Waqtigaaga Sida Ugu Wanaagsan

100% Afkaaga Hooyo, Af-Soomaali
Hab Online Ah Waqtigaa Doonto Daawo
Asharo Maqal & Muuqaal HD Videos
Shahaado caddayn ah
Caawimaad Joogto Ah 24/7

Si aad uga faa’iidaysato Laxiriir
0904 313832
Taam Training

Show More

Course Content

Chapter 1: Baro oo Fahan Naftaada

  • 1.1 Maxay Tahay Barashada Nafta?
    03:19
  • 1.2 Faa’iidooyinka Barashada Nafta
    05:17
  • 1.3 Calaamadaha Qofka Aan Naftiisa Aqoon
    04:48
  • 1.4 Sidee ku baran kartaa Naftaada?
    06:51
  • 1.5 Qiimeyn ku samee Naftaada
    03:00
  • 1.6 – 7 Talo oo aad ku baran karto naftaada:
    05:31

Chapter 2: Dhis Kalsoonida Naftaada

Chapter 3: Ka Gudub Caqabadaha Nolosha

Chapter 4: Deji Hadafkaaga Noloshaada

Chapter 5: Ku Guulayso oo Gaar Yoolalkaaga

Chapter 6: Uga Faa’iidayso Waqtigaaga Sida Ugu Wanaagsan

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet